Qaar kamida Dhalinyarada Galmudug oo kubaaqay in kashaqaynta nabadda laxoojiyo

0
104

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyada oo madaxda sare ee dowlad Goboleedka Galmudug horay usheegeen in muhiimada koowaad siinayaan xoojinta nabad galyada iyo sara uqaadideeda ayaa dhalinyarada qaar kamida dhalinyarada Galmudug oo lahadlay Radio Daar-Dheer waxay kubaaqeen in laxoojiyo nabad galyada si bulshadu isku dhexmaraan una helaan dhamaan waxyaabaha laxariira hormarinta nolosha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here