Qaar kamida dhalinyarada Gobolka Galgaduud oo soo dhaweeyay heshiiskii nabadeed ee lagu saxiixay Xersi Lugay

0
45

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo 13kii bishab deegaanka Xersi Lugay ee hoostaga degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ay beelo muddo dagaalamayay ay kukala saxiixdeen heshiis nabadeed oo hordhac ah ayaa islamarkaana ay garwadeen ka ahayd wasaarada arimaha gudaha Galmudug ayaa waxaa soodhaweeyay qaar kamida dhalinyarada Gobolka Galgaduud oo lahadlay Radio Daar-Dheer.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineya-Bashir Mohamed Salad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here