Qaar kamida Odayaasha Dhaqanka oo baaq Nabadeed udiray beelaha kudagaalamaya qaybo kamid ah Galmudug.

0
108

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Qaar kamida odayaasha dhaqanka galmudug ayaa baaq nabadeed udiray beelaha kudiriraya deegaanada biyiga ah kuwaas oo isku haysta dhul dhaaqsimeed odayaasha ayaa ugu qaybaha kala duwan ee bulshada.

sida culimada odayaasha haweenka dhalinyarada maamulka  in loo istaago kashaqaynta nabad galyada deegaanada galmudug kuwaas oo hada ay kajirto colaad kadhalatay dhul daaqasimeed la isku haysto.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here