Qalab lagu wareejiyay dadka araga naafada ka ah ee ku nool Berbera

0
23

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Shaqada,Arrimaha Bulshada iyo qoyska maamulka Somaaliland ayaa qalab ku wareejisay ku dhawaad boqol qof oo kamid ah dadka qabo baahiyaha gaarka ee ku ku nool magaalada Berbera.

Qalabkan lagu wareejiyay dadka qabo baahiyaha gaarka ayaa waxaa kamid ah kuraasta looga talagalay dadka usan lixaadkoda dhameeystirnen,Usha ay isticmalaan dadka araga la iyo Usha aay ku bodaan dadka laguha naafada ka ah.

Waxaa soo jeedineya: Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here