Qareenada Galmudug oo ku baaqay in Dastuurka lagu daro manhajka Waxbarashada

0
90

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abukate Ismaaciil xalane oo ma mid ah qareenada ka howlgala deegaanada Galmudug oo wareysi siinayey radio Daardheer ayaa sheegay in ay muhiimtahay in bulshada la baro sharciga gaar ahaana Dastuurka,

Waxaa uu wasaaradda waxbarashada Galmudug ugu baaqay manhajka waxbarashada lagusoo daro Dastuurka soomaliya.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here