Qaybo kamid ah Degmada mahadaay oo looga barakacay Fatahaad uu sameeyey Wabbiga Shabelle.

0
136

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyada oo uu fatahaad ka sameyay wabiga shabelle degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeellada dhexe, fatahaaddaas oo sababtay barakaca qoysas ku noolaa degmada ayaa waxaa kormeer ku sameeyay dadka uu saameeyay masuuliyiin isugu jira labada gole ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle iyo maamulka degmada Mahaddaay ee gobolka Shabeellada dhexe.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here