Qaybo lagu soo kordhiyay isbadalka Gobolka Galgaduud xariga laga jaray

0
46

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabaddan oo ahayd mid kooban laguna qabtay xarunta isbitaalka Gobolka Galguduud ayaa waxaa lagu daahfuray xarun ilkaha lagu daryeelo, waxaana ka qayb-galay agaasimaha guud ee isbitaalka gobolka Galguduud. bahda caafimaadka iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa faah faahinaya: liibaan maxamad cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here