Qeybta gargaarka deg deg ah ee isbitaalka Lansaleti oo la dhagax dhigay.

0
24

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji Aadan oo ay wehliyaan maamulka isbitaalka ayaa dhagax dhigay Qeybta gar gaark dag daga ah ee Isbitaalka Lansaleti ee magaalada Muqdisho

Munsabada Dhagax dhiga Isbitaalka ayaa waxaa goob joog ahay maamulka isbitaalka wasiirka cafimaadka XFS xildhibaano wasiiro iyo qaar ka mid ah ururada bulashada.

Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here