Qiimaha hilibka Geela oo sare u kacay Suuqyada degmada Dhoobley

0
70

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kawaanada lagu iibiyo Hilibka Xoolaha Gaar ahaan Hilibka Geela ee Magaalada Dhoobley ayaa laga dareemayaa sare ku yimid qiimaha la kala siisto taasi oo loo sababeeyay Qiimaha xoolaha nool oo sare u kacay.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here