Qiimaha lagu kala kiraysto guryaha hoyga ah Dhuusamareeb oo xaafadaheedu aad ukala sarreeyo.

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qiimaha lagu kala kiraysto guryaha hoyga ah Dhuusamareeb ee caasimada dowlag goboleedka Galmudug ayaa xaafadaheedu aad ukala sarreeyaa sida ay inoo sheegeen dadka guyaha kireeya iyo kuwa guryaha iskalehba arintaan oo bulshada caqabad xoogan kunoqotay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here