Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili lagu gudajiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa suuqyada magalada Dhuusamareeb waxa kajira sare u kac xoogan oo kuyimid qiimaha Qudaarta lakala siisto ganacsata qudaarta ayaa sababta sare u kaca qudaarta kusheegay wadooyinka ay qudaartu uga imaan jiray magalada oo xirmay kadimarki roobab xoogan oo kada’ay, iyo dadka aad u isticmala qudaarta xiliga soonka.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor