Qiimaha la’iibiyo qudaarta suuqyada Jowhar oo sare u kac laga dareemayo.

0
118

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa sare ukac baahsan laga dareemayaa qaar kamid nuucyada qudaarta ee magaalada Jowhar

Nuucyada qudaarta ee sare ukaca uu kuyid ayaa waxaa kamid ah mooska, asalaatada, basasha, bocorka, yo liinta.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here