Qiimaha qudaarta oo sare u kacday suuqyada Magaalada Kismaayo

0
64

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ganacsatada ayaa sababta sare u kaca qudaarta ku sheegay iney tahay beerihii qudaartu ka soo bixi jireen oo yaradeen dalagyadi ay soo saari jireen iyo wadooyinka oo sameyn xoogan ku yeesheen roobka madaama qudaarta kaga timaado xadka Kenya sida ay shegeen.

Bulshada kismaayo ayaa dareemay sara u kaca qudaarta taas oo keentay in saxmada suuqyada qudaarta hoos u dhacaan madaama dadka ka adeeganaya yaradeen.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here