Qiimaha qudaarta suuqyada magaalada Baladweyne oo laga dareemayo hoos u dhac ku yimid.

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Suuqyada laga iibiyo Khudaarta Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa laga dareemaya Hoos u balaaran oo ku yimid Khudaarta noocyadeeda kala duwan.

hoos u dhacaan ku timid khudaarta ayaa Waxaa sababay dalagyo badan oo kasoo go-ay beeraha iyo isticmaalka nuucyo ka mid ah khudaarta oo yaraatay maadama la guda galay xili xagaa ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here