Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay shir looga hadlayay Qorshaha istaraajiyada xalinta khilaafaadka 5-ta sano soo socoto ee maamulkaasi.
Daahfurka shirkaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Dhallinyaro, odayaasha dhaqanka iyo Masuuliyiin kale.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi