Qoys Falastiiniyiin ah kuna sugan Dhuusamareeb oo dalbaday in la caawiyo

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abdal Fataax waa Aaabbe kasoo jeeda Dalka Falastiin, waxaa uu ku suganyahay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadad Galmudug. Waxaa isaga iyo afar caruur ah uu dhalay ay xaalad nololeed ku wajahayaan magaalada Dhuusamareeb waxaa uuna codsadeen in la caawiyo.

Ahmed Mohamed Jama ayaa warbixintan faah faahianaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here