Qoysas ay saamayn ku yeelatay fatahaadda webiga shabeelle oo gargaar la gaar lasiiyey.

0
48

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)Deeqdaan oo ay kudeeqday dowlada Sucuudiga ayaa waxa Baladweyne ka qeybuyey f Hay’adda Tadaawun waxana lagaarsiyey 3 kun oo qoys kuwaas oo ay sameyeen fatahaadi webiga Shabeelle garahana magalada Baladweyne.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here