Qoysas danyar ah oo deeq lacag ah loogu qeybiyey degmada Buur-Hakaba.

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qoysaskan danyarta ah ee ku nool Buur-Hakaba ayaa Maamulka Degmada Deeq Lacag kaash ah u qeybiyey si ay maalmo Noloshooda ku maareeyaan Maadaama ay ku noolaayeen xaalad adag islamarkaana horey u dalbadeen in la soo Caawiyo

Goobta lagu qeybinaayey Deeqda Lacagta ah ayaa waxaa Goobjoog ahaa dadka deeqda Loogu in loo qeebiyo Maamulka Degmada Buur-Hakaba Iyo odoyaasha Deegaanka dadkan ayaa laga soo kala xuley Xaafadaha Degmada

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here