Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay magaalada Hargeysa

0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-

Haya’dda Humaniti international ayaa in kabadan 90 qoys oo danyar ah magaalada Hargeysa ugu qeybisay deeq raashiin oo loogu tala galay ineey ka dhiktaan anfur inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Deeqdan ayaa ka koobneed Bur,Bariis,Sokor, ,Saliid iyo Timir.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here