Qoysas danyar ah oo deeq raashiin loogu qaybiyay magaalada Kismaayo

0
54

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qoysas danyar ah oo haysta caruur agoon ah kuna nool magaalada Kismaayo ayaa lasiiyay deeq raashin ah.

Deeqdan raashiinka ah ayaa iskugu jirtay Bur, Bariis ,Sokor, Baasto ,Caano ,Timir iyo Saliid waxaana soo baxsaday muxsiniin reer Kismaayo ah.

 

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here