Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-QHay’adaha Seed iyo Humanement Ayaa Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay in ka badan 659 qoys oo ka mid ah Dadka Danyarta ah e Kunool Magalada Jigjiga
Deeqdan rashiinka ah ayaa iskugu jirtay bur bariis sokor timar iyo saliid
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed