Qoysas danyar ah oo Deeq raashin ah loogu qaybiyay degmada Buur-dhuubo

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Inkabadan 300 boqol oo qoys kuwaasi oo saameeyn ku yeelatay daadadka Elino ayaa deeq raashin loogu qaybiyay Magaalada Buur-dhuubo ee gobolka Gado .

Munaasabada deeq bixinta ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Jubbaland , mas,uuliyiin kasocotay Haya,adda maareeynta musiibooyiinka qaranka iyo wasarada gargarka iyo mareeyta Musiibooyinka Jubbaland .

warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here