Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Haayada Amoud Foundation ayaa Inkabadan 400 qoys oo ku nool degmada Buratinle ee Gobalka Nugaal ugu qaybisay deeq raashiin ah.
Deeqdaan ayaa waxa ay ka koobneed cuntada nuucyada kala duwan sida Bariis, Baasto , Bur , Timir Iyo Caano.
warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed