Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Deeqdan Raashinka ah ayaa la gaarsiiyay Ururka Naafada ee Gobolka Baay, gaar ahaan kuwa ku nool Magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay. Deeqdan ayaa loogu talagalay in qaar ka mid ah naafada Gobolka Baay ay ku afuraan inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadanka.
Warkan waxaa soo jeedineysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf