Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kuwadad 300 qoys oo danyar ah ayaa
dib u dejin loogu sameeyay degmada Balcad ee gobolka Shabbeleeha dhexe,
Maamulka degmada Balcad ayaa dib u dejin usameeyay qoysas kasoo barakacay dhibaatooyin ka jira deeganada gobolka shabbeelee dhexe oo ay ka mid taha cunta la’aan iyo hoy la’aan.
Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.