Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaa shanaysa Hey’adda Qatar Charity ayaa Magaalada Muqdisho ka sameeyay Olole caafimaad oo indho fiiqis lacag la’aan oo loogu talagalay 600 oo qoys.
Ololahaan caafimaad ayaa isugu jiray Fiiqista indhaha, Daweeyntooda iyo wacyigelin waxaa ka faaidaystay qoys u badan danyar.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali