Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qoysas tiradoodu gaarayso 15 oo kamdi ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Dhuusamareeb ayaa waxaa la gaarsiiyay deeq raashin ah oo isuugu jirta bur, bariis, sokor, saliid iyo timir. Deeqadan waxaa iska soo ururiyay ururka East Africa Disability oo ay kumidaysan-yihiin qaybo kamdi ah dadka baaiyaha gaarka ah qaba ee ku nool dalka Maraykanka.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama