Qoysaska kunool Waqooyiga Caabudwaaq oo ka cabanaya xaalad bani’aadanimo.

0
71

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qoysaska ku nool kaamka Salaama ee duleedka waqooyi ee Caabudwaaq waxay ka cabanayaan xaalad bani’aadamnimo oo adag, iyadoo ay jiraan dhibaatooyin la xiriira nolol xumo, abaar, iyo helitaanka adeegyada aasaasiga ah sida caafimaadka, biyo nadiif ah, iyo cunto.

Xaaladdan ayaa saameyn ku yeelatay nolosha qoysaska, iyaga oo la tacaalaya xaalad adag oo ka dhalatay abaarta iyo dhibaatada deegaanka. Maadaama deegaanka uu yahay mid aad ugu nugul abaarta, dadka deegaanka ayaa ku jira xaalad adag oo ay u baahan yihiin caawimaad degdeg ah.

Warbixintan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here