Qurba joogta Galmudug oo lagu baaqay inay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha:

0
42

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Abdixakin Yasiin Abtidoon, oo soo noqday hogaanka jaaliyadda Galmudug dalka Koonfur Afrika, iyo Ubax Xasan Ugaas, oo ka mid ah qurba-joogta dalka dib ugu soo laabatay, ayaa ugu baaqay bulshada Galmudug iyo qurba-joogta inay ka qeybqaataan gurmadka dadka ay abaaruhu saameeyeen xili ay ka qeyb qaadanayeen barnaamijka Maamul Wanaag ee ka baxa Radio Daar-Dheer.

Qurba-joogta Galmudug waxey ugu baqeen inay garab istaagaan dadka ay abaaruhu saameeyeen, iyadoo loo baahan yahay taageero dhaqaale.

Warkan waxaa soo jeedinaya=Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here