Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Xaflad ay ku qalin jebinayeen arday baratay xirfadaha kala duwan ee caafimaadka,c9mputerka,iyo kuwa kale ayaa lagu qabtay ee Al-macaarif ee degmada Guriceel.
Munaasbadda waxaa ka qeybgalay maamulka degmada ,maamulka machadka, waalidin ,arday iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkaan waxaa soo jeedinaya;Ahmed M Jama