R/W ku-xigeenka XFS oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayey Cadaaladda iyo Asluubta

0
41

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caddaalada iyo arrimaha Dastuurka XFS ayaa daahfurtay Barnaamijka Ballaaran Cadaaladda iyo Asluubta oo ay ka qeybagalayeen Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS, masuuliyin ka tirsan wasaaradaha Cadaaladda, arrimaha gudaha,xubno ka socday dowlad goboleedyada , garsoorka iyo maxkamadaha dalka iyo wakiilada beesha caalan ee maalgelinaya mashruucan .

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here