Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisalwasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kormeer shaqo ku tegey dekedda magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda, Mudane Xil.
Maxamuud aadan Geesood, Wasiirudawlaha Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda, Mudane Xil. Maxamed Cabdulqadir Dhucle iyo Maareeye-ku-xigeenka Dekedda Muqdisho, ahna kusimaha Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane, Dr. Cali xaaji Maxamed.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali