Ra’iisul Wasaaraha Somali oo dhagax dhigay Xarunta Wasaradda Beeraha

0
35

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay xarunta wasaaradda beeraha Dowladda Soomaaliya, taasoo la filanayo inay qayb ka qaadato adeegyada ay wasaaraddu u hayso bulshada Soomaaliyeed.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here