Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhagax dhigay Dhismaha xarunta Wasaaradda Kalluumeysiga

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, ayaa sheegay in Wasaaraddan ay ka mid tahay kuwa ugu muhiimsan ee horumarinta dhaqaalaha dalkeenna.

Waxaa Barnaamijka waxaa soo jeedinaya: Cabdulaahi Cabdulqaadir Nuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here