Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray Istaraatiijiyadda Bahda Caddaaladda Soomaaliya ee 2025-2029.
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macalin ayaa faah faahiyay muhiimadda ay leedahay diyaarinta qorshaha Cadaaladda shanta sano ee soo socota.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor