Ra’iisul Wasaaraha XFS, oo daah-furay shirka qiimeynta waxyaabihii u qabsoomay Xukuumaddiisa.

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay isla xisaabtanka iyo qiimeynta waxyaabihii ka qabsoomay Qorshaha Xukuumadda  muddadii ay shaqeynaysay, kuwaas oo ku saleysan baahida bulshada iyo horumarinta dalka.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in isla-xisaabtakani uu muujinayo ballanqaadkiisii ku aaddanaa dowlad wanaagga, waxa uuna xusay in saddexdii sano ee la soo dhaafay ay Xukuumaddu xaqiijisay horumarro muuqda oo dhinacyo badan leh.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdfitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here