Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga dhiigga qaranka oo dhawaan loo qalabeeyey si casriya waxaana uu markiiba keydin karaa 10,000 oo dhiiga.
Ra’iisul wasaare Xamse ayaa sheegay in xuguumada ay muhiimad gaara u ledahay horumarinta caafimaadka dalka.
Howl galinta xarunta Bangiga dhiiga qaranka ayaa ku soo aadeysa xili dalka ay ka dhacaan xaalado keena in muwadiniin badan oo soomaaliyeed markaliya si deg deg ah dhiig ugu baahdaan.