Raiisul wasaaraha XFS oo daahfurayay tartanka heerka qaran ee xifdinta quraanka Kariimka ah

0
46

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xamze Cabdi Barre raysal wasaaraha XFS iyo wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa ayaa ka qayb-galay munaasabad lagu daah furayay tartanka heer qaran ee xifdinta qur’aanka kariimka ah oo ay ka qayb-galayaan qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here