Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Ganacsatada ugu baaqay inay dalka maal-gashadaan

0
110

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ku boorriyey in ay maalgashi ku sameysaan kaabayaasha dhaqaalaha dalka gaar ahaan dekedaha, eeribootyada, jidadka uu dalku Leeyahay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here