Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay shaqo la’aanta ay ka cabanayaan dhalinyarada soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in xukuumada uu hugaamiyo ay ka balan qaadeyso in shaqo abuur u sameyneyso dhalinyarada horeyna u shaqo galiyeen in ka badan 6,000 oo dhalinyaro soomaaliyeed.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkhadir Nor