Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeybgalay Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee Bulshada iyo Dowlada

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xmasa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga Xukuumadda iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan, ayaa ku boorriyey in ay hormuud u noqdaan dowlad-dhiska Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay si aan dalku u gelin hubinta la’aan siyaasadeedna in ay muhiim tahay in hadda sameeyo shuruucdii hagi lahayd doorashooyinka dalka, si aan hadhow u imaan muran siyaasadeed oo doorashooyinka la xiriira.

Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahonayasa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here