Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Shirweynaha Dhiirigelinta Waxsoosaarka dalka kaas oo lagu qabtay magalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaare Xamse ayaa dhiragaliyey kobcinta wax soo saarta gudaha taas sheegay ka xukumad ahaan ay ka qeyb qadan donaan dhiiragalinta qeyraadka dalka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor