Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo Mugadisho ka daahfuray qorsha howleedka haweenka iyo khayraadka Badda

0
81

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa daah-furay qorshaha Qaran ee kobcinta xirfadaha hweenka ee ka faa’iideysiga khayraadka Badda.
Shirkan oo ay si wada jir ah usoo qaban qaabiyeen wasaaradaha haweenka iyo xuquuqul insaanka ,dekedahaiyo gadiidka
Waxaana ka qeybgalay wasiiro xildhibaano heer dowlad goboled , wakiilo iyo masuuliyin kale oo kala socday dallaka xaabiibada dhaw la ah soomaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa-Hamdi Diriye Ali

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here