RASMI: Qatar Oo Iibsatay Man United

0
66

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Amiirka dalka Qatar ayaa si Rasmi ah dalab uga gudbisay iibka Man United sida uu xaqiijiyay saxafiga Fabrizio Romano.

Man United ayaa suuqa la dhigay bilihii ugu dambeeyay iyada oo milkiilayaasha haatan doonayaan in ay iska iibiyaan kooxda Man United.

Inkasta oo aan ilaa haatan la xaqiijin qiimaha ay Qatar ku doonayso kooxda Man United hadana waxa ay xaqiijiyeen in ay dalab ka gudbiyeen.

Bayaanka Sheikh Al Thani: “Aragtida dalabku waa in Man United ay caan ku noqoto heerka sare ee kubada cagta, oo loo tixgeliyo inay tahay kooxda ugu weyn kubada cagta aduunka.”

“Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qandaraaska ayaa la sii deyn doonaa, marka ay habboon tahay, haddii iyo marka dalabku horumaro”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here