Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xamze Abdi Barre Raysul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo booqday xarunta dhexe hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDA ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay roobabka xooggan ee laga cabsi qabo, waxaa uu sheegay inaysan jirin duufaanno iyo dabaylo balse ay la saadaalinayo inay dalka kusoo wajahnyihiin roobab badan oo waxyeelo gaysan kara.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali