Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Raysul wasaarihii hore ee soomaaliya Eng Mohamed Husen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qayb kayahay madaxwaynihii hore ee Galmudug Abdikariim Husen Guleed ayaa soogaaray Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug iyagoona kulan laqaatay madaxda sare ee Galmudug kadib soodhawayn heer sare ah oo loo sameeyay.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.