Roob ka da’ayay Degmada Dhoobley oo saameyn ku yeeshay dadka danyarta.

0
82

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Roob xoogan oo maalmihii la soodhaafay ka da’ayay magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose kaas oo saameyn weyn ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo bulshada iyadoo islamar ahaantaana geystay khasaare hantiyaeed.

Qaar kamid ah bulshada danuarta ah ee  ku nool Dhoobley ayaa kawarbixiyay saameynta roobka u geystay.

Sadio Abdulkadir Yusuf yaa ka warrameysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here