Roobab khasaaro geystay oo ka da’ay deeganno ka tirsan koonfur galbeed.

0
111

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Gar-gaarka koonfur-galbeed oo shir jaraa-id kuqabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu kaga hadlay saameynta roobabka kada,ay qeeybo kamid ah degmooyinka iyo deeganada koonfur-galbeed.

Qasaare iskugu jiro dhimasho iyo mid hantiyadeed ayaa kadhashay roobabka kada,aday deeganada Koofurgalbeed.

Warkan waxaa soo jedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here