Roobka Guga oo si ramsi ah uga curtay Dhuusamareeb iyo deegaannada hoos yimaada.

0
12

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Roobabkii gu’ga ayaa si rasmi ah uga curtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug iyo deegaanada ku xeeran.

Roobkan ayaa bilaabmay habeennadii lasoo dhaafay, iyadoo ay ka da’een meelo badan oo gobolka ah, taasoo keentay farxad iyo rajo cusub oo ay muujiyeen dadka deegaanka.
Roobka ayaa si gaar ah ugu faa’iidaysanaya dadka xoolo-dhaqatada, kuwaasoo muddooyinkii la soo dhaafay la daalaa-dhacayay abaaro daba dheeraaday.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here