Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Raisulwaraha XFS ayaa socdaal ku tagay magalada Qaahira ee Casimada Dalka masar halkaas uu kaga qaybgalayo shir madaxeed aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxda ururka Jaamicadda Carabta.
Afhayeenka Xukuumadda, Farhan Jimale ayaa faahfaahinaya socdaalka Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo caawa soo gaaray magaalada Qaahira oo ay kaga qaybgalayaan shir madaxeed aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxda ururka Jaamicadda Carabta.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed